Friday, May 1, 2026
30.9 C
Mogadishu

UPDATE: Isbeddel cusub oo lagu sameeyay taliyeyaasha Galmudug

Galmudug (Halqaran.com) – Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya, ayaa isbedel ku sameeyay Taliyeyaasha Booliska Galmudug.

Warqad ka soo baxday xafiiska taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa waxaa isbadal loogu sameeyey taliska guud ee Booliska Galmudug, kuwa qeybta ee gobollada Galgaduud iyo Mudug iyo xittaa kuwa qaar ee degmooyinka.

Gaashaanle sare Cabdikariin Xuseen Macalin ayaa loo magacaabay taliyaha Booliska Galmudug, halka taliye ku xigeen isna loo magacaabay G/sare Maxamed Nuur Cali.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...