Saturday, June 20, 2026
25.7 C
Mogadishu

Itoobiya oo kulan siisay Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Muuse Biixi (Maxaa casub)

Addis Ababa (Halqaran.com)- Magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya ayaa waxa Haatan ka soconaya Shir muhiim ah oo u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyne Muuse Biixi.

Labadda Madaxweyne iyo xubno ka socda labadda dhinac ayaa kulanka ku sugan, waxaana lagu sheegay in kulankaan uu yahay is aragti sidda ay xaqiijiyeen xubno ka mid ah Safaaradda Soomaaliya ee Itoobiya.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya uga qeyb galay Shir Madaxeedka Midowga Afrika, halka Madaxweyne Muuse Biixi uu maalmo kahor gaaray halkaas.

Waa Markii ugu horreysay oo ay kulmaan Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi tan iyo markii la doortay.

kala soco halkaan waxa ku soo kordha wararkeena kale

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...