Monday, April 27, 2026
29.9 C
Mogadishu

Madaxweynaha Galmudug ‘Xaaf’ oo dalbaday in la joojiyo howlaha ka socda Dhuusamareeb +War-Saxaafadeed

Madaxweynaha Maamulka Galmudug,

Gaalkacyo (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Xaaf ayaa lagu sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay dowladda Federaalka faragelin ku heysay Maamulka Galmudug, isla markaana ay bedeshay Odayaashii Dhaqanka Galmudug.

Madaxweyne Xaaf ayaa dalbaday in la joojiyo hawlaha doorashada ee ka socda Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug.

Sidoo kale, Madaxweyne xaaf ayaa ugu baaqay Beesha Caalamka iyo Ummadda Soomaaliyeed in wixii cawaqib ah ee ka dhasha howlaha doorasho ee ka socda Dhuusamareeb ay mas’uuliyadooda ay qaadi doonto dowladda Soomaaliya.

Halka hoose ka akhriso war-saxaafadeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...