Xundubay
Wasiirka Amniga ee Somaliya Xundubey oo Amar siiyay laamaha Ammaanka Dowladda
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa ku amray laamaha Ammaanka dowladda Soomaaliya in ay joojiyaan dhibaatada ay ku hayaan shacabka...




