xukun dil ah ku fulisay
Waa imise raggii maanta ay maxkamadda Puntland ay xukunka dil ah...
Boosaaso (Halqaran.com) – Waxaa maanta maxkamada Ciidamada Puntland, ay dil toogasho ah ku fulisay 5 nin oo lagu eedeeyey inay ka tirsanaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab...




