xoogagga SSC
Taliye ku-xigeenkii Ciidanka Somaliland oo u goostay dhinaca xoogagga SSC
Laascaanood (HalQaran.com) - Waxaa Axaddii maanta magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool lagu soo dhaweeyay taliye ku-xigeenkii Ciidanka Somaliland Janeraal Saleemaan Barre Geesood, kaas...




