Xildhibaanno loo diiday Teendhada Afisyooni
Maxaa ka jira in Xildhibaanno loo diiday inay galaan Teendhada Afisyooni?
Muqdisho (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya hoolka teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya, in xildhibaanno loo diiday inay gudaha u galaan hoolkaasi...




