Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo maanta la dhaariyay
Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo maanta la dhaariyay +(SAWIRRO)
Baydhabo (Halqaran.com) – Xarunta Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa Isniintii maanta lagu dhaariyay 95 Xildhibaan oo Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ah.
Xildhibaanadan...




