Xildhibaannada Baarlamaanka Jubbaland oo u codeeyay codsi uga yimid
Baarlamaanka Jubbaland oo u codeeyay codsi uga yimid madaxweyne Axmed Madoobe
Kismaayo (Halqaran.com) - Waxaa magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose Khamiistii maanta kulan ku yeeshay Xildhibaannada Baarlamaanka Jubbaland, kaas oo ay cod uga qaadayeen...




