Xildhibaan Khaliif Muumin Tooxow
Wasiir Khaliif Muumin Tooxow oo Muqdisho ugu geeriyooday Cudurka Coronavirus
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiiru dowlihii Cadaaladda dowlad goboleedka Hirshabelle, Xildhibaan Khaliif Muumin Tooxow ayaa Axaddii maanta magaalada Muqdisho ugu geeriyooday cudurka Coronavirus.
Marxuum Khaliif Muumin...




