Xasan Sheekh oo walaac daran ka muujiyay madaxda dalka inay waqtiga ku darsadaan
Xasan Sh. Maxamuud oo Shaki badan ka qaba Madaxda dalka hoggaamisa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa walaac xooggan ka muujiyay in madaxda Dowladda Federalka Somaliya ay kororsadaan waqtiga.
“Iyadoo...




