Xarunta Telefishinka Horyaaltv
DEG DEG: Ciidamada Somaliland oo la wareegay xarunta telefeshinka Horyaal ee...
Hargeysa (Halqaran.com) – Warar goor-dhow na soo gaaray ayaa sheegaya, in ciidamada Somaliland gabal-dhacii maanta ay la wareegeen Xarunta Telefishinka Horyaal, oo fadhigiisu yahay...




