Xariga wariyeyaasha waa dhaqan kali-talisnimo
M/weynihii hore Somaliya Xasan Sheekh ‘‘Xariga wariyeyaasha waa dhaqan kali-talisnimo”!
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay dhibaatadda xarigga uu ka mid yahay ee lagu haayo Saxafiyiinta...




