Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda UNDP
Guddoomiyaha BF Soomaaliya oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda...




