Xaaladda gabdhihii yaryaraa ee lagu kufsaday degmada Afgooye
UPDATE: Xaaladda gabdhihii yaryaraa ee lagu kufsaday degmada Afgooye & Wararkii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dhakhaatiirta Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ayaa weli la tacaalaya xaaladda caafimaadeed, ee gabdhihii wada dhashay, 1dii bishaana lagu kufsaday Degmada...




