William Ruto
Madaxweyne cusub ee Kenya William Ruto oo lagu soo dhaweeyay Itoobiya
Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Cusub ee dalka Kenya William Ruto iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Khamiistii maanta booqasho rasmi ah ku tegay magaalada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka teleefanka kula xiriiray William Ruto
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya, William Ruto ayaa ugu hambalyeeyay...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Kenya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee loo doortay dalka Kenya ee William...
Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya oo loo doortay William Ruto
Nairobi (Halqaran.com) - Guddoomiyaha guddiga doorashada ee Kenya ayaa Isniinta maanta ah ku dhawaaqay in William Ruto uu ku guuleystay doorashadii sida weyn loogu...







