Weriye Cabdi Maalik Coldoon
UPDATE: Weriye Cabdi Maalik Coldoon oo maanta Kiiskiisa la go’aamiyay (Maxaa...
Hargeysa (Halqaran.com) - Maxkamdda Racfaanka Gobolka Maroodijeex ee Somaliland ayaa Axaddii maanta go‘aan ka gaartay kiiska Wariye Cabdi Maalik Coldoon oo muddooyinkii dambe xirnaay.
Maxkamadda...




