Waxaan diyaar u ahay inaan si wadajir ah ula shaqeeyo Mucaaradka iyo Muxaafidka
Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ ”Waxaan diyaar u ahay inaan si wadajir ah...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa balan qaaday mucaarad iyo Muxaafid si wadajir ah inuu ula shaqeyn...




