wasiirka maaliyadda ee dalka Itoobiya
Madaxweynaha Puntland ‘Deni‘ oo kulan muhiim ah la qaatay Wasiir ka...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caasimadda dalka Itoobiya kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Itoobiya...




