Wasiirka ganacsiga Somaliya
DF Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya ganacsiga iyo horumarinta mashaariicda
Turkey (Halqaran.com) - Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya, Cabdullaahi Cali Xasan oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay dhiggiisa...




