Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo sagootiyay ciidamo ku biirayo dagaalka ka dhanka...
Muqdisho (HalQaran.com) - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa Muqdisho ka sagootiyay Guutada 24-aad ee Khaalid Bin-waliid ee ciidanka XDS...




