Wasiirka Caafimaadka
DAAWO VIDEO: Xaalado cusub oo Coronavirus oo laga diiwaangeliyay gudaha dalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in dalka laga diiwaan geliyay 70 xaalado cusub oo COVID-19. Saddex bukaan ayaa...
VIDEO: Dadka uu Somaliya soo ritay Cudurka Coronavirus oo gaartay 601
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in la diiwaan geliyay 19 xaalado...





