Wasiir Maareeye oo hortagaya baarlamaanka Somaliya
XOG: Wasiir Maareeye oo wax looga weydiinayo eedeymaha loo heysto Warbaahinta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa waxaa looga yeeray Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa qoraal...




