Wasiir ka tirsan maamulka Hirshabelle oo Jowhar ku geeriyooday
Wasiir ka tirsan maamulka Hirshabelle oo Jowhar ku geeriyooday
Jowhar (Halqaran.com) - Wasiirkii Hub ka dhigista iyo Dhaqancelinta maleeshiyaadka Hirshabelle Axmed Cumar Gaabow, ayaa ku geeriyooday Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabelle.
Madaxweynaha Dowladda...