Wasiir Beyle oo ka jawaabay cabashada ka soo yeertay maamulka Puntland
Wasiir Beyle oo ka jawaabay cabashada ka soo yeertay maamulka Puntland
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa waxa uu ka jawaabay eedeynta ka soo yeertay Maamul Goboleedka Puntland.
Puntland ayaa waxay sheegtay...