Wasaaradda waxbarashada Somaliya
Somaliya: 57000 oo Arday oo waxbarasho lacag la’aan ah la siinayo
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare iyo hey’adda CARE International ayaa kala saxiixday mashruuca wax Bar Caruurtaa oo ay ka faaideysan...




