Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii Beled Xaawo
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii degmada BaledXaawo & Khasaarihii ka dhashay
BeledXaawo (Halqaran.com) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaalkii xooganaa ee Isniintii maanta duleedka Degmada BeledXaawo ku dhex maray...




