Walaal ka muujin
Sheekh Shariif oo si kulul uga hadlay muranka ka taagan arrimaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa walaac ka muujiyay xaaladda Siyaasadeed ee dalka...




