wakiilka Imaaraatka
Madaxweynaha Somaliland oo warqadda aqoonsiga ka guddoomay wakiilka Imaaraatka Carabta
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Sabtidii maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka cusub ee isutagga Imaaraatka Carabta usoo magacowday...




