Wafdi ka socda Who oo gaaray dhuusamareeb
Wafdi ka socda hey’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO oo gaaray Galmudug.
Dhuusamareeb(Halqaran.com) –Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleed ka Galmudug garay wafdi ka socday hey’adda Qaramada Midoobe u qaabilsan Caafimaadka Aduunka ee WHO oo u...




