Waddo cusub oo laami ah
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo xariga ka jaray waddo cusub oo laga...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Maamulka Galmudug, Maxamed Nuur Gacal oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu maanta xariga ka jaray waddo laami...




