UPDATE: Dhaqtar caan ah oo lagu dilay Muqdisho
UPDATE: Dhaqtar caan ah oo lagu dilay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Kooxo hubeysan ayaa degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ku dilay dhaqtar caan ka ah magaalada Muqdisho.
Wararka ayaa sheegaya, in rag hubeysan...