umar Cabdirashiid
R/Wasaarihii hore Cumar C/rashiid oo war ka soo saaray heshiiskii DF...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoona soo dhaweeyay heshiiskii Dowladda...




