Turkiga oo shaqaalihiisa ka daad-gureeyay Soomaaliya
TURKIGA oo si kumeel gaar ah shaqaalaheeda uga daad-gureeyay Caasimadda Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) – Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xalay laga daad-gureeyay shaqaalaha Turkiga ee muddooyinkii ugu dambeeyay ka shaqeynayay gudaha Caasimadda Muqdisho.
Diyaaradda Turkish Airlines ayaa...




