Trump' oo ku dhawaaqay tallaabooyin hor-leh oo ka dhan ah Iiraan
Madaxweynaha Mareykanka oo ku dhawaaqay tallaabooyin hor-leh oo ka dhan ah...
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump ayaa qabtay Shir saxaafadeedkii laga sugaayay saacaddihii ugu dambeeyay, kaddib markii dowladda iiran ay beegsatay Saldhigyadda...




