Toogasho baydhabo ka dhacday
Koonfur Galbeed oo Meel fagaara ah ku toogatay Nin Dilay Haweeney...
Baydhabo(Halqaran.com)- Wararka ka imaanaya magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay kuwaramayaan, in goordhaweyd lagu toogtay Nin Todobaadkaan Magaaladaasi ku dilay Haweeney...




