Taliyaha Qaybta Booliska Nugaal oo shaqadii laga joojiyay
Maxaa ka ogtahay Sababta taliyaha qeybta booliska Nugaal shaqada looga joojiyay?
Nugaal (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Nugaal ayaa sheegaya, in shaqada laga joojiyay Taliyaha Qaybta Booliska Nugaal, kadib khilaaf isaga iyo Taliyaha Booliska...




