Taliska ATMIS
Faah-faahin iyo Wararkii ugu dambeeyay weerarkii Al-Shabaab ku qaaday Xerada Ceelbaraf
Ceelbaraf (Halqaran.com) – Al Shabaab ayaa guulo ka sheegtay weerarkii subixii Talaadada maanta ah ay maleeshiyaadkooda ku qaadeen Xerada Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika...




