Tahriibayaal la soo badbaadiyay
Tahriibayaal tira badan oo laga soo badbaadiyay Xeebaha Liibiya
Libya (Halqaran.com) - Dowladda Liibiya ayaa shaacisay in la soo badbaadiyay 163 tahriibayaal ah kuwaas oo ku sii jeeday qaaradda Yurub.
Taliyaha ilaalada xeeabaha Liibiya...




