Taariikh nololeedkii C/raxmaan Cumar Cismaan
Taariikh nololeedkii Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow)
Allaha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisoow waxa uu ku dhashay degmadda Hodan ee gobolka Benaadir 16 kii August 1965kii.Waxbarashadiisa dugsi hoose,dhexe...




