Taageerayaasha Madaxweyne Farmaajo
CCWarsame ”Guddiga doorashada weli waxaa ka buuxa labaatameeyo taageersan Madaxweyne Farmaajo‘‘
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharrax Madaxweyne, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa eedeyn u jeediyay guddiga doorashada Soomaaliya oo uu sheegay inay weli...




