Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay furista safaaradda Sacuudiga ee Muqdisho
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay furista safaaradda Sacuudiga ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya danjire Maxamed Cali Nuur Xaaji, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa wasaaradda, wafdi...




