soo xirayo shirka beelaha Galmudug
DAAWO SAWIRO: Madaxweyne Farmajo gaaray magaalada Dhuusamareeb, Yaase soo dhaweeyay!
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Waxaa garoonka diyaaradaha...




