Somaliland ka jawaabtay dalabka Korneyl Caarre iyo Jabhadiisa
UPDATE: Maxay Somaliland kaga jawaabtay dalabka Korneyl Caarre iyo Jabhadiisa?
Hargeysa (Halqaran.com) - Xukuumada Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Kornaylka hoggaamiyaha Jabhada ku sugan gobolka Sanaag ee Caarre.
Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha...




