Sida Aaran Jaan sharciyada Puntland ugu tumaneyso
Iskaashatada Shaydaanka: Sida Aaran Jaan sharciyada Puntland ugu tumaneyso
Tan iyo markii madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu soo bandhigay buug uu qoray uuna ku tilmaamay kooxda Aaran Jaan...




