Siciid Cabdullaahi Deni
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddoomiyeyaal Gobol + (Akhri Magacyada)
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 85 oo ku taariikheysan 21-ka Octoobar, 2019 ku magacaabay Guddoomiyeyaasha...




