Shuruud lagu xiray magacaabista guddiga doorashooyinka
Madaxweynaha Puntland oo shuruud ku xiray magacaabista xubnaha guddiga doorashoyinka
Garoowe (Halqaran.com) – Waxaa weli magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal uu kulan uga socdaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xusee...




