Shirka sanadlaha ee Bangiga adduunka
Sii-hayaha Wasiirka Maaliyadda ‘Beyle’ oo ka qeybgalay Shirka sanadlaha ee Bangiga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sii-hayaha Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka sanadlaha ah...




