Shirka Saddexaad ee Dhuusamareeb
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ‘Laftagareen’ oo gaaray Dhuusamareeb +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Laftagareen waxaa garoonka diyaaradaha...




