shirka new york
SAWIRRO: Madaxweynaha Mareykanka Trump oo qaabilay Madaxweyne Farmaajo iyo marwadiisa
New York (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump oo ay wehlineyso xaaskiisa Melania Trump ayaa qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo...




